Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland oo tacsi tiiraanyo leh u diray eheladdii , qaraabaddii iyo guud ahaanba shacabka somaliland

HARGEYSA – TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Hargeysa()-07/07/2016-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo Isagoo ku hadlaya magaciisa, kan dawladda iyo ka shacbiga Somalilandba waxa uu tacsi u dirayaa, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, eheladii, qaraabadii, asxaabtii iyo shacbiga…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda somaliland oo tacsi tiiraanyo leh gaadhsiiyay eheladdii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum ibraahin xasan aadan

HARGEYSA – TACSI MADAXWEYNE -21/05/2016 IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Siilaanyo, isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka shacbiga Somalilandba, waxa uu dhambaal tacsi ah u dirayaa, Odayaasha, waxgaradka, waayeelka, qoyskii, qaraabadii, ehelkii, asxaabtii…
WHO oo ka digtay cudurka macaanka

HARGEYSA – Hayada Qaramada Midoobay ee caafimaadka ee WHO ayaa sheegtay in cudurka macaanka uu gaaray heerkii ugu sareeyay, iyadoo ku dhawaad kow iyo tobankii qof uu hal qof uu saameeyay adduunka. Waxay sheegtay inay jireen afar boqol iyo labaatan…
Fursadaha Ganacsiga Suuqa Iran

Waxaa laga joogaa oo kaliya maalmo tan iyo intii laga qaaday cuno qabataynta Qaramada Midoobay laakiin shirkadaha ayaa durbaba ku dhawaaqay qorshahooda ay ku maalgalinayaan Iran. Shirkadaha qaar ayaa galiyay bilooyin inay qorsheeyay tan siday ugu soo noqon lahaayeen Iran…