Madaxweyne Siilanyo oo shalay galab Dalka Ka Dhoofay Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo + [ Sawiro ]

Madaxweyne Siilanyo oo shalay galab Dalka Ka Dhoofay Iyo Halka Uu Ku Sii Jeedo + [ Sawiro ]

Madaxweynaha omaliland, Mudane Axmed Maxamed Silaanyo oo safar shaqo ugu
baxay galabta Dalka Itoobiya, iyadoo uu safarka madaxweynaha ka war bixiyey Wasiirka Arrimaha Dibeda Somaliland , Dr Sacad Cali Shire oo safarka ku wehelinaaya Madaxweynaha.
waxa kale oo safarka madaxweynaha ku wehelinaayey Marwada Koowaad ee Qaranka Marwo Aamina-weris Sh Maxamed Jirde iyo Xoghayaha gaarka ah ee Madaxweynaha, Md. Axmed Cali Axmed

IMG_2878D8-9FE076-7B8575-29F89B-76A84A-7343AB

23434967_1463234743790374_7981956371188534770_n

23472001_1463235210456994_8680979142365048649_n

23319092_1463233087123873_6786954861540580932_n

23316846_1463235503790298_8018105442196248929_n

23472860_1463231913790657_4853777360206613067_n

23319301_1463233870457128_2216033269087859349_n

23319077_1463232637123918_6842980971092506262_n

23319169_1463236057123576_6901170282415552725_n

 

Share This Post

Post Comment