Xogahaya Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee UCID oo Munaasibada Ciida hambalyo u diray shucuubta Muslimiinta

Xogahaya Qorshaynta iyo Xidhiidhka Caalamiga ah ee UCID oo Munaasibada Ciida hambalyo u diray shucuubta Muslimiinta

Xoghayaha Qorshaynta iyo xidhiidhka caalamiga ah ee xisbiga cadaalada iyo daryeelka UCID mudane Mohamed Yassin ayaa munaasibada ciidal fitriga ugu hambalyeeyey guud ahaan shucuubta Muslimiinta, gaar ahaana shacabka reer Somaliland ee meel kasta oo ay dunida ka joogaan.

myconews

Share This Post

Post Comment